Arts & Crafts participant – somali

Aniga waxaan jeclahay fasalada fanka maxaa yeelay waxay keentay dareenkena qarsoon iyo waxay gudaha igu dhaaftay farxad qurxoon. Aniga waxaan xasuustaa in hal maalin aan aad u ciishooday, waxaan in aysan jirin wax horay u socdo sida la rabay, marka waxaan bilaabay fasalka in aan isticmaalo midabo iftiima, iyo ammaanka, saaxiibtinimada jawiga, waxaan arkay midabadeyda oo isu baddala sida ubax qurxoon. Waan aamini waayay nafteyda.